Xukuumada oo shaacisay iney diyaar u tahay sii wadida Wadahadalkii Musharaxiinta

Waxaa dhawaan fashil kusoo dhamaaday Wadahadalo u socday Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Xil-gaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha. Afhayeenka Midowga Musharaxiinta ayaa shaaciyay in diyaar u yihiin in halkeeda laga sii wado wadahadaladii dhawaan lagu kala tagay si meesha looga saaro khilaafka ka taagan doorashada dalka. Dhinaca kale Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya Maxamed … Continue reading Xukuumada oo shaacisay iney diyaar u tahay sii wadida Wadahadalkii Musharaxiinta